Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minnesota: Dimuquraadiga oo Sharaxday Somali


Musharaxa Xisbiga Dimuquraadiga ee Golaha Deegaanka Minneapolis ee Minnesota.
Musharaxa Xisbiga Dimuquraadiga ee Golaha Deegaanka Minneapolis ee Minnesota.
Cabdi Warsame oo ka mid ah Soomaalida deggen gobalka Minnesota ayaa Xisbiga Dimuquraadigu waxa ay u soo sharaxeen inuu noqdo xubin u tartamaya Golaha Deegaanka ee Magaalada Minneapolis ee Goblakaas.

Cabdi Warsame Waxa uu noqonayaa qofkii ugu horeeyey ee Soomaaliya ee loo sharaxo inuu xilkaasi u tartamo.

Cabdi Warsame ayaa sheegay in Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobalka ay dadaal dheer ka gashay sidii ay xubno matala ugu yeelan laheeyn golaha deegaanka ee magaalada Minneapolis, uuna rajaynayo inuu noqdo qofkii ugu ugu horeeyey ee Soomaaliya xubintaasi ku guuleysta gobalka Minnesota.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:17 0:00
XS
SM
MD
LG