Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Axmed Samatar oo Iska Casilay Baarlamaanka


Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo Jaamacadda Macalester College ee Magaalada Saint Paul ee gobalka Minnesota ka dhiga Cilmiga Siyaasadda iyo Dhaqaalaha Adduunka ayaa sheegay inuu iska casilay xubinnimada baarlamaanka Soomaaliya.

Prof. Samatar ayaa beeniyay warar sheegaya inuu jiro wadahadal iyo xiriir u dhaxeeya isaga iyo maamulka Somaliland oo ay dhici karto inuu Somaliland ku biro.

Wareysi aan la yeelanay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar halkan hoose ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:13:38 0:00
XS
SM
MD
LG