Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Guddoomiyaha Bangiga Dhexe.


Waxaa maalmahanba joogey magaaladan Washington wafdi ka socdey dowlada federalka ah ee Soomaaliya, wafdigaasi oo ka socdey waaxaha dhaqaalaha ayaa waxaa ka mid ahaa gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Abdisalam Omar Hadliye,

Gudoomiyaha oo nagu soo booqday xaruntan VOAda ee Washington ayaa waxaa wareysi la yeelatay wariyeheena Falastin Ahmed Iman, oo ugu horeyn weydiisay waxa ka soo baxay kulamadii ay kaga qeyb galeen Washington.

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:03 0:00
XS
SM
MD
LG