Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya


Wasaarada Arrimaha Dibada ee Mareykanka, ayaa soo saartay warbixin sanadle ah oo si weyn looga dhoowrayay taasoo ka hadasha xaaladaha xuquuqda aadanaha ee dunida ka jira. Warbixintaas ayaa Wasaaradda Arrimaha Dibaddu ka soo saartaa wadan kasta.

Warbixintan ayaa waxaa qeyb ka mid ah si gaara looga hadley xaaladda xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya.

Warbixintan ayaa lagu xusey in ay Soomaaliya ka dhaceen xadgudubyo loo geystey rayidka. Xadgudubyadaas ayey warbixintu sheegtey in ay ka kala dheceen Muqdisho, Puntland iyo Soomaaliland.

Waxaa kale oo ay warbixintu si gaara u xustey xaaladda ka jirta xabsiyada iyo cadaalad darro ku aadan dacwooyinka lagu qaado dad aan waxba galabsan.

Warbixinta oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:10 0:00
XS
SM
MD
LG