Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wariye Maxamed C. Raage oo Muqdisho lagu Aasay


Wariyaha oo maalintii shalay ahayd koox hubeysani ay degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho ku dishay ayaa maanta lagu aasay qubuuraha Jasiira.

Wariye Maxamed waa wariyihii afraad ee sanadkan lagu dilo magaalada Muqdisho, waxana dilka loo geystay isaga oo shaqada ka baxay una sii socda gurigiisa.

Warbixin ku saabsan aaska wariyaha qeybta hoose ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:48 0:00
XS
SM
MD
LG