Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad Badan oo ku Dhintay Waqooyiga Nigeria.


In this image shot with a mobile phone, a young girl stands amid the burned ruins of Baga, Nigeria, April 21, 2013.
In this image shot with a mobile phone, a young girl stands amid the burned ruins of Baga, Nigeria, April 21, 2013.
Ugu yaraan 185 qof ayaa ku dhintay dagaal culus oo waqooyiga dalka Nigeria ku dhexmaray ciidamada amniga iyo kooxo Islaamiyiin ah.

Dagaalkan oo Jimcihii bilowday ayaa qarxay kadib markii ciidamada amnigu ay isku-hareereeyeen masjid ay ku jireen xubno ka tirsan kooxda Boko Xaram ee dagaalka kula jirta dowladda Nigeria.

Dagaalkan oo ka dhacay Baga oo ku taalla maamul-goboleedka Borono ayaa dhaliyay in dad badan ay deegaanka ka qaxaan, sidoo kalena waxaa ku burburay guryo badan iyo goobo ganacsi.

Saraakiisha ciidamada dowladda ayaa sheegay in maleeshiyada Boko Xaram ay dagaalkan u isticmaashay qoryaha baasuukayaasha iyo hub kale,
XS
SM
MD
LG