Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wariye lagu Dilay Magaalada Muqdisho



Maxamed Ibraahim Raage oo ah wariye ka tirsanaa Radio Muqdisho iyo Telefishanka Qaranka ee dawladda Somalia ayaa maanta lagu dilay degmada Dharkeynley.


Intii aan la dilin ka hor, wariye Maxamed Ibraahim waxa uu kasoo noqday Radio Muqdisho, isaga oo u socday gurigiisa, markii labo nin oo bastoolado ku hubeysani ay daba galeen, ka dibna laabta ka toogteen.

Faahfaahinta dalka waxan ka wareysanay Maxamed Abuukar (Ma'da), tafaftiraha Radio Muqdisho.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:09 0:00
XS
SM
MD
LG