Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Weerar Lagu Qaaday Hotel Magaalada Gaarisa


Ugu yaraan Sideed Qof ayaa ku dhintay Qaar kalena waa ku dhaawacmeen ka dib markii rag hubeysan ay xalay weerar ku qaaday hotel ku yaala Magaalada Gaarisa ee Xarunta Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.

Booliska ayaa sheegay inay ku raad joogaan ragii weerarka geystay, werar sidan oo kale loogu qaaday Hotel ku yaala Gaarisa bishii January ee sanadkan ayaa sidoo kale waxaa ku geeriyooday ugu yaraan Afar Qof.

Wareysi ku saabsan Weerarka Gaaris halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:08 0:00
XS
SM
MD
LG