Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhakhtarka Waydii: Caafimaadka Caruurta


Barnaamijka Dhakhtarka Waydii waxa uu todobadkan ku saabsan yahay Caafimaadka Caruurta, waxaana Barnaamijka marti ku ah Dr. Mahdi Cali Maxamed oo ah dhakhtarka caruurta ee Isbitaalka Caruurta ee magaalada Hargeysa.

Barnaamijka ayaa dhageystayaashu waxay Dr. Mahdi ku waydiin doonaan su'aalo ku saabsan daryeelka caafimaadka caruurta iyo nafaqeytooda.

Barnaamijka waxaa isku soo duway Ibraahim Xasan Daandurey, barnaamijka oo dhanna halkan hoose ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:12 0:00
XS
SM
MD
LG