Isku xirrada

Dhaqanka iyo Hiddaha # 158


Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay qaar ka mid ah erayo Af-Soomaali ah oo warbaahinta Soomaalidu ay u adeegsato meelo aaney ku habooneyn.

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxaa soo diyaariya soona jeediya Axmed Faarax Cali Idaajaa.

Halkan hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhan.

XS
SM
MD
LG