Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynayaasha Somalia iyo Somaliland oo ka Hadlay Shirka Turkiga


waxaa dalka Turkiga maatna ku soo gabagaboobay wajigii sadexaad ee wada hadalo u soo socday dowladda Somalia iyo Somaliland.

Qodoba lagu heshiiyay waxaa ka mid ah iskaashi dhinaca Amaanka, Ganacsiga , Argagixisada, Burcad badeeda, ka fogaanshaha hadalada xanafta leh ee wax sii kala fogeyn kara , iyo wadaagista deeqaha caalamiga ah.

Waxaase qodobka ugu muhimsanaa uu ahaa in muddo 90 cisho gudahooda shir kale la isugu soo noqdo magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, oo dabcan marka ugu dambeysa ku tagi doona arimaha xaasaasiga ah, sida midnimada Somalia, gooni isu taagga Somaliland iyo siyaasadda.

Wareysiyo ay VOAdu la yeelatay gebagabadii shirka Madaxweynayaasha Somalia iyo Somaliland Xassan Sheekh Maxamud iyo Axmed Maxamed Siilaanyo halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:24 0:00


please wait

No media source currently available

0:00 0:01:56 0:00
XS
SM
MD
LG