Isku xirrada

Bangiga Aduunka oo ka Hadlay Burcadbadeedda


Warbixin ka soo baxday Bangiga Adduunka ayaa looga hadlay xaaladda burcad-badeednimada Soomaaliya taasi oo loogu magac daray “Ciribtirka khatarta iyo dib u dhiska qaranka”.

Warbixintan ayaa lagu sheegay in baabi'inta burcad-badeednimadu ay u baahan doonto kobcin dheeraada ee xeebaha iyo taageero caalami ah oo dib loogu dhisayo qaranka Soomaaliya.

Warbixinta oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG