Isku xirrada

Saacid iyo Museveni oo Kampala ku Kulmay

  • Hassan Fanah

Saacid iyo Museveni oo is gacan qaadaya ka hor kulankooda Kampala.

Saacid iyo Museveni oo is gacan qaadaya ka hor kulankooda Kampala.

Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo labadii cisho ee la soo dhaafay ku sugnaa dalka Uganda, ayaa kulamo la qaatay madaxweynaha dalkaas Yoweri Museveni iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Kampala.

Mr. Saacid ayaa madaxda dalka Uganda kala hadlay arrimo ay ka mid yihiin tababarida ciidamada Soomaaliya sida uu ku soo waramayo wariyaha VOA ee magaalada Kampla ee dalka Uganda Xasan Maxamuud Fanax.

Wareysiga oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG