Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda oo u Digtay Ajaanibka Jooga Muqdisho


Dowladda Soomaaliya ayaa waqti u qabatey dadka ajaanibka ee ku dhaqan magaalada Muqdisho inay is diiwaan geliyaan.

Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Somalia, General Abdullahi Gafow Mohamud oo shir jaraaiid saaka ku qabtey Muqdihso, ayaa 12 maalmood u qabtey ajaanibkaasi ku soo qulqulaya dalka iyagoon marin nidaamka socdaalka ee u degsan Soomaaliya.

Shaqaalaha ugu badan ee ajaanibta ah ayaa ka shaqeeya xarumaha AMISOM, Qaramada Midoobey iyo hoteelada.

Warbixinta oo dhan halka ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:16 0:00
XS
SM
MD
LG