Isku xirrada

Margaret Thatcher oo London ku Geeriyootay


Ra’iisul-wasaarihii hore ee dalka Biritan Margaret Thatcher ayaa goor dhaweyd ku geeriyootay magaalada Lodnon kadib makrii uu ku soo booday xanuunka qallalku.

Thatcher oo lagu naanaysi jiray "haweenaydii birta ahayd" waxay noqotay ra’iisul wasaarihii keli ahaa, uguna horreeyey ee haweenay ah ee dalkaasi yeesho.

Wareysi taariikhdeeda iyo waxqabadkeeda ku saabsan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG