Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maalinta Caafimaadka oo Laga Xusay Somaliland


Maanta waxaa dunida laga xusayaa maalinta caafimaadka aduunka iyadoo hal-kudhegga sannadkan diiradda la saarayna yahay la dagaalanka xanuunka dhiig karka.

Mas’uuliyiinta caafimaadka ee Somaliland ayaa soo bandhigay daraasad la xiriirtan xanuunkaas taasi oo lagu ogaaday in dhiig-karku uu somaliland heerka shanaad kaga jiro cudurada ugu sareeya ee dadka dila.

Warbixin arrintaasi ku saabsan oo magaalada Hargeysa uu nooga soo diray wariyaheenna Cabdixakiin Maxamuud Shirwac halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:43 0:00
XS
SM
MD
LG