Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Manhal oo Dawooyinka Dhimirka Siisay 1,026 Qof


Hay’adda gargaarka ee Manhal ayaa hawlo adeeg caafimaad loogu fidinayo dadka Soomaaliyeed ee qaba xanuunada dhimirka ka fulisey saddax magaalo.

Hay’adda ayaa dawooyinka dhimirka gaarsiisay dad gaaraya 1,026 qof oo Soomaali ah kuwaasi oo ku nool magaalooyinka Boosaaso, Garoowe iyo Laascaanood.

Dr. Adan Ahmed Dahir oo ah dhakhtarka fuliyey hawshaasi ayaa sheegey in qorshaha dambe ee hay’adda ay ku jirto in dadka miyiga deggan ee xanuunada dhimirka qaba wax loo qabto.

Wareysiga Dr. Aadan Axmed Daahir halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:24 0:00
XS
SM
MD
LG