Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maalinta Wacyigalinta Halista Miinada


Sanad kasta maanta oo kale 4ta bisha April waxay ku beegantahay maalinta caalamiga ah ee wacayigalinta Halista Miinaada. Geeska Afrika ayaa ka mid ah dhulka ay dagaaladu ka dhaceen ee lagu aasay Miino badan.

Hadaba wax uga ogaano saamaynta iyo halista moiinyoonka iyo waxyaabaha qarxa ayaa waxaanu ka waraysannay Madaxa Hawlgalinta ee hay’adda Miino-saarka ee Denmark (DDG) ee Xiifiiskooda magaalada Hargeysa Maxamuud Axmed Cilmi oo uga warramay Xuseen Barre dhibaatada ay miinadu u leedahay Deegaanada ay ka hawlagalaan.

Wareysiga oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00
XS
SM
MD
LG