Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Askar Kenyan ah oo lagu Dilay Gaarisa


Laba ka tirsan ciidamada amniga ee dhar-cadda ah ee dalka Kenya ayaa toogasho lagu dilay magaalada Gaarisa maanta duhurkii, mid kalena waa la dhaawacay.

Dablayda toogashada gaysatay ayaan haybtooda la garanayn.

Warka oo faahfaahsan halkan hoose ka dhagayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:00:40 0:00
XS
SM
MD
LG