Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cudurka Autism oo Maanta Dunida Laga Xusayo



Dalalka dunida ayaa maanta oo ku beegan 2da bisha April waxay u asteeyeen maalinta wacyigelinta xanuunka Autismka, maalintan oo sidoo kale ay ansixisay Qaramada Midoobay sanadkii 2007dii, si dunida loogu baraarujiyo jiritaanka xanuunkan.

Meelaha uu canuunka sida ba’an uga jiro dunida waxaa ka mid ah dalkan mareykanka, oo tiro ka mid ah qoysaska Somalida ee ku nool ay heystaan ilmo la nool xanuunka.

warbixin ka hadleysa xanuunka Autism halakan hoose ka dhageyso.


please wait

No media source currently available

0:00 0:06:34 0:00
XS
SM
MD
LG