Isku xirrada

War Deg-Deg ah

G. Wasiirada Jabuuti oo la Isku-shaandheeyey


Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle ayaa goor dhowayd isku-shaandhayn ku sameeyey golihiisa Wasiirrada kadib markii uu is casilay Ra’iisul Wasaarihii dalka Jabuuti Dileyte Maxamed.

Isku-shaandeynta Golaha Wasiirada ee Jabuuti ayaa waxaa VOA waramay wariyahayaga Jabuuti Ramadaan Muuse.

Wareysiga oo dhameystiran halka hoose ka dhagayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:21 0:00
XS
SM
MD
LG