Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Garsoorka oo Muqdisho ka Furmaya Isniinta


Dowladda Somalia ayaa ku dhawaaqday maanta in Shirka Dib u habeynta Garsoorka Soomaaliya lagu qaban doono magaalada Muqdisho 1-da ilaa 5-ta bisha April.

Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya sida dowladdu sheegtay khubaro, aqoonyahanno, iyo dhammaan hay'adaha dowladda ee ku lugta leh garsoorka iyo cadaallada.

Prof. Abdiwahid Sh. Cismaan Qalinle, oo ah la-taliyaha xagga sharciga ee madaxweynaha Somalia ayaa VOA uga waramay shirka iyo waxyaabaha diiradda sida gaarka loogu saarayo.

Wareysiga oo dhan halka hoose ka dhagayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:21 0:00
XS
SM
MD
LG