Isku xirrada

War Deg-Deg ah

J.Carabta oo ku Baaqday Dib u Dhiska Somalia


Gabagabadii shir madaxeedka Jaamacadda Carabta oo ka socdey magaalada Dooxa ee dalka Qatar ayaa waxaa laga soo saarey baaq ku saabsan in dowladda Somalia gacan laga siiyo dib u dhiska hay’adaha qaranka.

Soomaaliya ayaa waxaa shirkaasi uga qeybgaley Madaxweyne Xasan Sheikh Mohamud.

Jaamacadda Carabta ayaa soo dhoweysey horumarka siyaasadeed ee Somalia ay ku talaabsatey.

Warbixinta oo dhan halka hoose ka dhagayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:46 0:00
XS
SM
MD
LG