Isku xirrada

Khatar Tahriibka Badda


Abakar bin Bakar Xasan oo ah nin Soomaali ah oo 6 mar tahriibay, ayaa waxa uu dhamaan lixdaas mar u socdaalay dalka Yemen, isaga oo doonayey inuu uga sii gudbo dalka Sacuudi Carabiya.

Wareysigan gaarka ah oo ah mid dareenka dadka kicinaya ayaa Abakar uu kaga sheekaynaa mid ka mid ah tahriib uu badda ku maray, xiligaas oo laash loogu talo galay in uu qaado dhowr iyo 30 qof, xoog lagu saarey dad gaaraya 125 qof.

Wariyaha VOAda ee magaalada Boosaaso, Faadumo Y. Jaamac ayaa Abakar kula kulantay magaalada Boosaaso, halkaas oo dukaan ku haysto.

Waxan dhageystayaasheena mar kale xasuusinaynaa in wareysigu uu dareenka qofka waxyeeli karo oo aad arrintaas u warhaysaan.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG