Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wafdi ka socda dowladda oo tegay Kismaayo


Kismaayo
Kismaayo
Wafdi ka kooban wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsna baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta tagay magaalada Kismayao ee Gobolka Jubbada Hoose.

Wafdigan ayaa u gogol-xaaraya ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shrdoon oo sheegay inuu magaaladaasi boqoan doono berrito taasi oo qayb ka ah safarkiisa uu ugu magac-daray “Socdaalka Dhagaysiga”.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdikariim Xuseen Guuleed oo ka mid ah wafdigaasi ka mid ah ayaa VOA uga waray safarkooda iyo xaaladda Kismaayo ee haatan.

Wareysiga Wasiirka halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00
XS
SM
MD
LG