Isku xirrada

Wicitaanka: Xuseen Carab Ciise

  • Mohamed Olad

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee todobaadkan waxaa marti ku ah Guddoomiyaha Guddiga Difaaca ee Baaralmaanka Soomaaliya Xuseen Carab Ciise.

Dhageysayaasha ayaa Guddoomiyaha su’aalo ka waydiinaya qodobo ay ka mid yihiin bixitaanka Bixitaanka Ethiopa ee Soomaaliya iyo guud ahaan xaaladda amni ee dalka Soomaaliya.

Barnaamijka oo uu isku soo duway Maxamed Colaad Xasan halkanka hoose ka dhagaysa.

XS
SM
MD
LG