Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Faarax Maxamuud Maxamed


Faarax
Faarax
Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa todobaadkan marti ku ah Faarax Maxamuud Maxamed, oo ah guddoomiyaha urur cusub oo dhawaan laga dhawaaqay dalkan Mareykanka, una ololeeya ka hortagga Xaalufinta deegaanka, magaciisana loo soo gaabiyo SEPAN.

Barnaamijka oo uu isku soo duway Huseen Barre Aadan Halkan hoose ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:13:13 0:00
XS
SM
MD
LG