Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal Dhimasho Keenay oo ka Dhacay Sh/Hoose


Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in dagaal uu duleedka magaalada Marka ku dhexmarey ciidamada milatariga iyo maliishiyo degaanka ah oo dhowaan dowladdu balanqaadey in lagu daro ciidanka booliska.

Wararku waxay sheegayaan in dagaalkan uu ku dhintey hal qof, ugu yaraan shan kalena ay ku dhaawacmeen.

Cabdulqadir Sheikh Mohamed Siidi Gudddoomiyaha Gobolka Shabeellha Hoose oo la hadlay idaacadda VOA ayaa sheegay in iska hor imaadka uu ku dhaawacmay taliye ka tirsan ciidamada milateriga Soomaaliya.

Wareysiga Cabdulqaadir Shiikh Maxamed Siidii halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00
XS
SM
MD
LG