Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yemen: Maraakiib ay Somalia Leedahay oo Khatar ku Sugan


Afar maraakiibta kalluumeysiga ah oo ay Somalia leedahay, kuna sugan xeebta magaalada Cadan ee Yemen ayaa qarka u saaran inay biyaha badda quusaan.

Dowladda Yemen ayaa go'aamisay in maraakiibtan afarta ah oo ay Soomaaliya leedahay oo muddo ku xirnaa dekedda kalluumeysiga ee magaalada Cadan halkaasi laga fogeeyo, kadib markii ay timid cabsi la xiriirta in maraakiibtaasi ay quusaan.

Warbixin arrintaas la xiriirta oo inoo soo diray Jacfar Kuukaay, hoosta ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:20 0:00
XS
SM
MD
LG