Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Wariye Cabdicasiis Koronto oo la sii Daayey


Cabdicasiis Cabdinuur Ibraahim oo horay maxkamadi u xukuntay ayaa Maxkamadda Sare ee Somalia ay ku sii deysay racfaankii horay xukunka lagu riday uu uga qaatay.

Warfidiyeenkan ayaa markii hore hal sano oo xarig ah lagu xukumay, markii lagu eedeeyey inuu wareystay haweenay sheegtay in ciidanka Somalia ay kufsadeen. Mudadii halka sano ahayd ayaa hoos loo dhigay, iyada oo lix bilood looga dhigay. Hase yeeshee, racfaan uu arrintan ka qaatay, una gudbiyey maxkamadda sare ayaa keentay in maanta la sii daayo.

Warbixin iyo wareysi ku saabsan sii deynta warfidiyeenka, qeybta hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:09:45 0:00
XS
SM
MD
LG