Isku xirrada

War Deg-Deg ah

"Waa Go'aankaaga" Dhalinyarada Qurbaha (Q2) W12


Barnaamijka “Waa Go’aankaaga” ee toddobaadkan waxaan uga hadlaynaa xaaladda dhalinyarada ku nool dalalka qurbaha waana qeybtii labaad.

Qeybta toddobadkan waxaan ku eegaynaa fursadaha ay haystaan dhalinyarada qurbaha ee dhinacyada waxbarashada iyo wali doorka dhalinyarada qurbaha ee siyaasadda.

Tiro badan oo dhalinyarada qurbaha ku nool ayaa si weyn uga faaideysta fursadaha dhinaca waxbarasho, haddaba heerarka waxbarashada iyo doorkooda siyaasadda ayaan ku eegaynaa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:54:29 0:00
XS
SM
MD
LG