Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sarkaal lagu Dilay Magaalada Muqdisho


Colone Maxamuud Gaafow oo ka tirsanaa ciidanka badda ee Somalia ayaa maanta rag hubaysi toogasho ku dileen isaga oo jooga degmada Dharkeynley ee Muqdisho.

Sarkaalka ayaa la shegay in markii dilka loo geystay uu gurigiisa hortiisa ku weyseysanayey.

Warkaas waxa Idaacadda VOA u xaqiijiyey Taliyaha Ciidanka Badda ee Somalia Faarax Axmed Qarey.

Warbixin dilka sarkaalkaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.
XS
SM
MD
LG