Isku xirrada

Labo Soomaali ah oo Libya ku Dhintay


Sababta dhabta ah ee ay u geeriyoodeen labo nin oo Soomaali ah oo ku geeriyooda magaalada Tripoli, Libya ayaan wali caddeyn, iyada oo waalidiinta raggaas dhintay ay ka shakisan yihiin inay u dhinteen jirdil loo geystay mar la-haystayaal ahaan loogu haystay dhulka baadiyaha ah.

Danjiraha Somalia ee dalka Libya Cabdiqani Maxamed Waceys ayaa VOAda u sheegay in aanu wali hubin sababta dhimashada, oo uu ka warsugayo inta dhakhtarka baarista ku haya sababta ay u dhinteen uu warbixn kasoo saarayo.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.


XS
SM
MD
LG