Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaqanka iyo Hiddaha # 153


Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee todobaadkan waxa aad ku maqli doontaan qayb kale oo ka mid ah tixihii ay maansayahanadii Soomaalidu gabowga kaga calaacaleen.

Barnaamijkan waxaa markasta noo soo diyaariya soona jeediya qoraaga Soomaaliyeed Axmed Faarax Cali "Idaajaa"

Halka hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.

please wait

No media source currently available

0:00 0:09:03 0:00
XS
SM
MD
LG