Isku xirrada

Ciidamo ka Tagay Gedo oo Gaaray Jubadda Hoose

  • Mohamed Olad

Dhawaan waxaa Gobolka Jubadda hoose gaaray ciidamo boqolaal ciidamo ah oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka oo ka tagay Gobolka Gedo.

Ciidamadaasi oo dhinaca dhulka Maray ayaa gobolka ka dhaliyay cabsi la xiriirta – inay isku dhacaan ciidamada maamulka gacanta ku haya magaalada Kismayo ee Xarunta Gobolka.

Wareysi VOAda ay la yeelatay Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo ku saabsan ciidamadaasi halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG