Isku xirrada

War Deg-Deg ah

RW Saacid oo la Kulmay Baarlamaanka Puntland


Ra'iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta la kulmay xubnaha baarlamaanka iyo golaha wasiirada ee Puntland, isaga oo goobo dhowr ahna booqday. Ra'iisal Wasaaraha oo xubnahan la hadlay ayaa ka hadlay inay lagama maarnaan tahay in khilaafyada jira wadahadal lagu dhameeyo oo aan warbaahinta la iskaga jawaabin.

Waxa uu ka hadlay arrintan maamul u sameynta Jubbooyinka.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:26 0:00
XS
SM
MD
LG