Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Qaadista Cunaqabateynta Hubka


Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka ayaa waxa aan ku eegaynaa go'aankii Golaha Ammaanka ee QM uu Arbacadii kaga qaaday xayiraadii hubka ee saarnayd Soomaaliya iyo aragtida kala duwan ee laga bixinayo go'aankaas.

Barnaamijka waxaa ka qayb galaya Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi, Wasiirka Warfaafinta ee Maamul Goboleedka Puntland Maxamuud Caydiid Dirir, Afhayeenka Xisbiga UCID Cali Maxamed Yusuf 'Cali-Gurey' iyo Pro. Maxamuud Macalin Maxamed oo bare ka soo ahaa Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed kana faalooda arrimaha Soomaaliya.

Barnaamijka oo uu isku soo duway Maxamed Colaad Xassan halka hoose ka dhagayso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:36:56 0:00
XS
SM
MD
LG