Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hargeysa: Nin Caruurtiisa iyo Xaaskiisa Dilay


Nin ayaa habeenkii xalay ahaa magaalada Hargeysa ku dilay xaaskiisa iyo caruurtiisa, isagoo isu geystay dhaawacyo ay mid yihiin xubinta taranka oo uu iska jaray.

Ninkan oo haatan lagu daaweynayo Isbitaalka Guud ee magaalada Hargaysa, ayaa waxa uu toorey qoorta kaga jiray laba caruura oo uu dhalay iyo xaaskiisa oo uur lahayd sida uu VOA u sheegay maamulaha isbitaalka Hargaysa Axmed Daahir Aadan.

Taliyaha ciidanka booliiska ee Somaliland Cabdullaahi Fadal Iimaan, ayaa sheegay in ciidamada amaanku ay barayaan dhacdada, islamarkaana ay ciidamo ka tirsan booliisku ninka ku ilaalinayaan isbitaalka.

Faahfaahinta warkan halka hoose ka dhagayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:01:59 0:00
XS
SM
MD
LG