Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Fowsiya Yusuf Xaaji Aden.


Fowsiya Yuusuf
Fowsiya Yuusuf
Barnaamijka Martida waxaa toddobaadkan ku marti ah Ra'iisul-wasaare ku xigeenka dowladda Somalia ahna wasiirka arrimaha dibedda Marwo Fowsiya Yuusuf Xaaji Aden.

Marwo Fowsiya waxay barnaamijka uga jawaabaysaa su'aallo la xiriira siyaasadda arrimaha dibedda ee Somalia, shirkii wasiiradda IGAD, dalabka in la qaado cunaqateynta saaran Soomaaliya iyo arrimo kale.

Falastin Axmed Iman ayaa barnaamijka Martida toddobadkan ka soo gudbinayso Nairobi.

please wait

No media source currently available

0:00 0:13:30 0:00
XS
SM
MD
LG