Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddoomiye Jawaari oo Jigjiga Booqanaya


Jigjiga
Jigjiga
Guddoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo ay weheliyaan xubno ka tirsan baarlamaanka Somalia ayaa beryahan Ethiopia ku sugnaa, iyaga oo markii hore tagey magaalada Addis Ababa, ka dibna u gudbay magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida Ethiopia.

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Somalia Mahad Cawad oo VOA la hadlay ayaa sheegay in ay Ethiopia u tageen isweydaarsi dhinaca khibradaha ah, ka di markii ay marti qaad ka heleen baarlamaanka Ethiopia.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:53 0:00
XS
SM
MD
LG