Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Guddoomiye Cabduqaadir M. Nuur (Siidi)


Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Guddoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose Cabduqaadir Maxamed Nuur (Siidi).

Dhageystayaasha Idaacadda VOA ayaa Guddoomiyaha su'aalo ka weydiinaya guulihii ay dhawaan gaareen ciidamada Somalia iyo kuwa AMISOM, iyada oo goobo hor leh ay ka qabsadeed ururka Alshabab.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:18:47 0:00
XS
SM
MD
LG