Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Wariye Damiin lagu sii Daayey


Weriye Daa’uud Cabdi Daa’uud oo ka tirsan idaacadda Kumiye ee magaalada Muqdishu ayaa sheegay inuu maanta tagayo xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka si uu u ogaado in dacwad lagu soo oogayo iyo in kale. Daauud waxaa damiin lagu sii daayey maalintii Talaadada markii la soo farageliyey, iyadoo la qabtay shanti bishan kadib markii lagu eedeeyey inuu af-lagaadeeyey marwada madaxweynaha Somalia, taasi oo uu beeniyey.

Harun Macruuf ayaa khadka teleofonka ee Muqdishu kula xiriiray, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey waqtiga loo sheegay inuu maxkamad hortagayo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00
XS
SM
MD
LG