Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sh. Max'ed Xeefoow oo Muqdisho ku Geeriyooday


Caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho waxaa maanta ku geeriyooday Sheekh Maxamed Yuusuf "Xeefoow" oo ahaa guddoomiyaha Guddiga Fulinta Ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca.

Xeefow ayaa sida ay eheladiisa xaqijiyeen waxaa uu uu dhintey xanuun si degdeg ah ugu soo boodey.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somalia C/kariin Xuseen Guuleed oo la hadlay VOA, ayaa tacsi u direy shacabka, qoyska iyo eheladii uu ka baxay marxuumka.

Wareysiga wasiirka oo uu qaaday Daauud Aweys halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:45 0:00
XS
SM
MD
LG