Isku xirrada

Faaqidaadda: Sare u kaca Qiimaha Maciishadda


Barnaamijka Faaqiqaadda Toddobaadku wuxuu maanta ka hadlayaa sare-u-kaca maciishadda Soomaaliya iyo xiriirka ka dhaxeeya dhaqaale xumada ka taagan dalalka reer Galbeedka.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyay oo halkana ka soo jedinaya Maxamed Cabdi Sandheere.

XS
SM
MD
LG