Isku xirrada

War Deg-Deg ah

"Waa Go'aankaaga" Dhalinyarada iyo Ciyaaraha W6


Barnaamijka "Waa G'oaankaaga" ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay dhalinyarada iyo Ciyaaraha. Door noockee ah ayay dhalinyarada looga bad-baadin karaa dhibaatooyinka iyadoo la isticmaallayo qeybaha kale duwan ee ciyaaraha.

Ciyaaraha ayaa sababa is-dhexgalka bulshada, gaar ahaa dhalinyarada, waxayna door mihiim ah ka qaatan wacyi-galinta dhalinyarada, iyagoo ka bad-baadin kara dhalinta dhibaatooyinka la soo darsa.

Haddaba doorka ciyaaruhu ka qaadan karaan nabadda iyo isku-keenida dhalinyarada ayaan ku eegaynaa barnaamijka "Waa Go'aankaaga" ee toddobaadkan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:56:14 0:00
XS
SM
MD
LG