Isku xirrada

War Deg-Deg ah

RW Saacid: Dadka Sh/Hoose Iyagaa Dooranaya Cidda Maamuleysa


Reysul-wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya ay doonayso in dadweynaha ku nool Gobolka Shabellada Hoose ay iyagu doortaan cidda maamulaysa.

Hadalkan ayuu jeediyey kadib markii uu maanta booqday Marka.Arrintan ayaa ka dambaysay markii ay soo baxeen warar sheegaya in shaqadii laga joojiyey Guddoomiyihii Gobolkaasi Cabdulqaadir Maxamed Nuur Siiddii.

Reysul-wasaaraha ayaa sidoo kale ka hadlay qaraxii lagu weeraray xafiiskiisa oo ay dowladdu siyaabo kala duwan uga jawaabtay, waxaana uu isagu sheegay in ninka qaraxa geystay uu ahaa Alshabaab.

Wareysiga oo ay qaaday Caasho Ibraahim Adan Cuud halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:33 0:00
XS
SM
MD
LG