Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hay'ad la Socoto Dhaqaalha Somalia oo Hirgaliyay


Dowladda Soomaaliya iyo dalalka deeqbixiyaaasha ayaa maanta Muqdisho isku af-gartay dhaqan gelinta qaab ama hay’ad kor kala soconaysa dhaqaalaha lacageed ee la siinayo Soomaaliya iyo waliba sida loo isticmaalayo.

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo garoonka Muqdisho ku la kulmay safiiro ka socda dalalka deeqa bixiya ayaa sheegay in guddigan uu yahay KMG siina shaqeyn doono ilaa iyo inta laga hirgalinayo hay’addaha maaliyadda ee Soomaaliya.

Haddaba, sida ay hay'addan u shaqeynaso waxaa VOA uga warramay wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Soomaaliya Maxamuud Xasan Sulaymaan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:01 0:00
XS
SM
MD
LG