Isku xirrada

"Waa Go'aankaaga" Dhalinyarada iyo Mukhaadaraadka W4


Qaadka

Qaadka

Barnaamijka "Waa G'oaankaaga" ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay dhalinyarada iyo dhibaatooyinka noocyada kale duwan ee mukhaadaraadka.

Qaadka, noocyada kale duwan ee mukhaadaraadka ayaa dhibaato ba'an ku haya dadka Soomaalida, gaar ahaan dhalinyarada. Haddaba barnaamijkan ayaan ku eegaynaa baaxadda dhibaatada iyo sida xal loogu heli karo.

XS
SM
MD
LG