Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Abwaan Lecture (Q.2aad)


Abwaan
Abwaan
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysaneysaan wiil yar oo afar jir ah oo kuu sheegi kara magacyada in ka badan 20 madaxweyne, kuwaasoo ay ku jiraan kuwa afrika, Asia, Latin America, iyo yurub.

Waxaad sidoo kale ku maqli doontaan mataano dhega la’ oo mar qura is dilay ka dib markii ay nolosha saluugeen, iyo sidoo kale qayb kale oo ka mid ah wareysiga abwaan Lecture oo aad qayb ka mid ah toddobaadkii hore ku maqasheen barnaamijkan. Barnaamijka oo ay isku soo duwday Caasho Ibrahim, ka dhageyso qaybta hoose.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:22:48 0:00
XS
SM
MD
LG