Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Machad Cusub oo Muqdisho Laga Hirgaliyey


Heritage
Heritage
Magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay waxaa laga furay Machad cusub oo wax-falanqeya oo lagu magacaabo Machadka Daraasaaska iyo Falanqeynta Siyaasada ee Heritage.

Machadkan ayaa waxaa ka howl geli doona khuburo ku xeeldheer cilmi baarista kuwaas oo u kuur geli doona Arrimaha ugu dhibka badan Soomaaliya iyo Geeska Afrika.

Xafladda furitaanka Machadka oo maanta ka dhacday hotelka Jaziira ee magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ka qeyb galay aqoonyanno ka kala socday Soomaaliya iyo dalalka dariska, wakiilada jamacadaha Soomaaliya, ururada bulshada rayidka iyo masuuliyiin ka tirsan dowladda.

Guddoomiyaha Machadka Heritage Abdiraxman Caynte ayaa VOA uga waramay ujeedada furitaanka xaruntan iyo howlaha Machadka.

Wareysiga oo dhan halka hoose ka dhageyso

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:44 0:00
XS
SM
MD
LG